Macluumaadka Codsiga Baasaboorka

“Muwaadiniinta Soomaaliyeed waxa ay xaq uleeyihiin in ay codsankaraan baasaboorka shacabka iyagoo buuxinaya shuruudaha looga baahan yahay”

Macluumaadka Codsiga Dal-ku-galka

“Dal-ku-galka Soomaaliya waxa laga dalban karaa mareegta online-ka iyada oo loo sii marayo e-Visa portal ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda.”

Macluumaadka Ilaalinta iyo Maamulka Xuduudka

"Qaybta Maamulka Xuduudaha waxa ay soo saartaa Oggolaaanta soohdinta ee la siiyo shaqsiyaadka deggan agagaarka xadka."

Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyada (HSJ) Ee Soomaliya

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa ah hay’ad dowladeed taasoo muddadii ay jirtay ku tallaabsatay isbedello iyo horukac lataaban karo oo ay ku dabooshay baahiyaha socdaal iyo adeegga baasaboor bixinta dalka. Hawsha koowaad ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa ah in ay qayb ka noqoto sugidda amniga guud ahaan dalka, isla markaana ay bixiso adeegyo socdaal oo hufan oo la isku haleyn karo. Iyadoo ay si adag uga go’an tahay ilaalinta amniga qaranka, hay’addu waxa ay door muhiim ah ka ciyaartay ilaalinta xuduuddaha iyo la socodka dhaqdhaqaaqa shaqsiyaadka dalka oo dhan.

booqo Soomaaliya

Soomaaliya waxa ay dhacdaa bariga fog ee qaaradda africa. Waxa ay Soomaaliya ku fidsantahay inta u dhaxeysa loolka 10 waqooyi dhigta 49 bari. wuxuu gaarayaa bedka Soomaaliya 637,657 kiiloomitir iskuwareeg ah

Wararkii ugu danbeeyay iyo Dhacdooyinka

Nagala Soco

Aden Abdulle international Airport, Mogadishu, Somalia

Whatsapp: +252614465000

Wac Lambarka Gaaban : 2000

Email: info@immigration.gov.so

XIRIIRADDA MUHIIM KA AH

MACLUUMAAD DHEERAAD AH

  info@immigration.gov.so / 2024  - Immigration and Citizenship Agency of Somalia