Socdaalka Xuduudaha Saxda ah

Socdaalka Xuduudaha


Muwaadiniinta iyo Ajaanibta ka baxaya ama soo galaya Dhulka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay adeegyada Socdaalka ka heli karaan bar-xuduudyada rasmiga ah ee hoos ku xusan

1. Garoomada Diyaaradaha:

  1. Aden Abdulle International Airport
  2. Egal Airport
  3. General Mohamed Abshir Airport (Garowe)
  4. Shaati Guduud Airport ( Baydhabo)
  5. Kismaayo Airport

2. Dekadaha
  1. Dekadda Muqdisho
  2. Dekadda Boosaaso
  3. Dekadda Berbera
  4. Dekadda Hobyo
  5. Dekadda Kismaayo

3. Dhulka
  • Dhoobley
  • Baladxaawo
  • Doolow
  • Ceelwaaq
  • Raas-kambooni
  • Ceelbarde
  • Qayder
  • Tuurdibi
  • Balambale
  • Buhoodle
  • Lowya-cadde
  • Wajaale
  • Top