{"id":7717,"date":"2023-11-19T09:10:31","date_gmt":"2023-11-19T09:10:31","guid":{"rendered":"https:\/\/immigration.gov.so\/en\/?page_id=7717"},"modified":"2024-03-02T04:16:35","modified_gmt":"2024-03-02T04:16:35","slug":"work-permit","status":"publish","type":"page","link":"https:\/\/immigration.gov.so\/en\/work-permit\/","title":{"rendered":"Work Permit"},"content":{"rendered":"\t\t<div data-elementor-type=\"wp-page\" data-elementor-id=\"7717\" class=\"elementor elementor-7717\">\n\t\t\t\t<div class=\"elementor-element elementor-element-ffab999 e-con-full e-flex e-con e-parent\" data-id=\"ffab999\" data-element_type=\"container\" data-e-type=\"container\" data-settings=\"{&quot;background_background&quot;:&quot;classic&quot;}\">\n\t\t\t\t<div class=\"elementor-element elementor-element-f23fe7b elementor-arrows-position-inside elementor-pagination-position-outside elementor-widget elementor-widget-image-carousel\" data-id=\"f23fe7b\" data-element_type=\"widget\" data-e-type=\"widget\" data-settings=\"{&quot;navigation&quot;:&quot;both&quot;,&quot;autoplay&quot;:&quot;yes&quot;,&quot;pause_on_hover&quot;:&quot;yes&quot;,&quot;pause_on_interaction&quot;:&quot;yes&quot;,&quot;autoplay_speed&quot;:5000,&quot;infinite&quot;:&quot;yes&quot;,&quot;speed&quot;:500}\" data-widget_type=\"image-carousel.default\">\n\t\t\t\t<div class=\"elementor-widget-container\">\n\t\t\t\t\t\t\t<div class=\"elementor-image-carousel-wrapper swiper\" role=\"region\" aria-roledescription=\"carousel\" aria-label=\"Image Carousel\" dir=\"ltr\">\n\t\t\t<div class=\"elementor-image-carousel swiper-wrapper\" aria-live=\"off\">\n\t\t\t\t\t\t\t\t<div class=\"swiper-slide\" role=\"group\" aria-roledescription=\"slide\" aria-label=\"1 of 1\"><figure class=\"swiper-slide-inner\"><img decoding=\"async\" class=\"swiper-slide-image\" src=\"https:\/\/immigration.gov.so\/en\/wp-content\/uploads\/2024\/03\/work-permit-150x150.webp\" alt=\"work permit\" \/><\/figure><\/div>\t\t\t<\/div>\n\t\t\t\t\t<\/div>\n\t\t\t\t\t\t<\/div>\n\t\t\t\t<\/div>\n\t\t\t\t<\/div>\n\t\t<div class=\"elementor-element elementor-element-d5824dd e-con-full e-flex e-con e-parent\" data-id=\"d5824dd\" data-element_type=\"container\" data-e-type=\"container\">\n\t\t\t\t<div class=\"elementor-element elementor-element-3453489d elementor-widget__width-initial elementor-widget elementor-widget-text-editor\" data-id=\"3453489d\" data-element_type=\"widget\" data-e-type=\"widget\" data-widget_type=\"text-editor.default\">\n\t\t\t\t<div class=\"elementor-widget-container\">\n\t\t\t\t\t\t\t\t\t<p><strong>BIXINTA DAL-KUJOOGA<\/strong><\/p><p>Dal-kujoogga wuxuu noqon karaa 1 Sano, 6 bilood, 3 bilood iyo 1 bil hadii xaalad gaar ahi jirto qofka Ajnabiga ah ee dalbanaya dal-kujoogga waxaa waajib ah in uu soo buuxiyo qodobada iyo shuruudaha ku cad sababta uu u joogo dalka:<\/p><p><strong style=\"font-family: var( --e-global-typography-secondary-font-family ), Sans-serif; letter-spacing: 0px;\">A. Shaqaalaha Ajnabiga: <\/strong><span style=\"font-family: var( --e-global-typography-secondary-font-family ), Sans-serif; font-weight: var( --e-global-typography-secondary-font-weight ); letter-spacing: 0px;\">shaqaalaha caadiga ah ee ka shaqeysta shirkadaha iyo hay&#8217; adaha gaarka loo leeyahay waxaa laga doonayaa in ay la yimaadaan dukumentiyada soo socda:<\/span><\/p><ol><li>Codsiga hay&#8217;adda ama loo shaqeeyaha uu u shaqeeyo oo qoraal ah ayna ku caddahay xogta ajnabiga, sababta, damaanadda amniga, nolosha iyo deegaanka.<\/li><li>Baasaboor dhicintaankiisa ay ka dhimantahay ugu yaraan hal sano (l year)<\/li><li>Warqadda hishiiska shaqada oo leh ansixinta wasaaradada shaqada (contract)<\/li><li>Ogolaanshiyaha shaqada ee Wasaaradda Shaqada (Work permit)<\/li><li>Labo sawir oo teesare ah<\/li><li>Caddeynta aqoonta ama xirfadda shaqo ee qofka<\/li><li>Warqada caafimaadka<\/li><\/ol><p><strong style=\"font-family: var( --e-global-typography-secondary-font-family ), Sans-serif; letter-spacing: 0px;\">B. Ganacsadaha Ajnabiga ah: <\/strong><span style=\"font-family: var( --e-global-typography-secondary-font-family ), Sans-serif; font-weight: var( --e-global-typography-secondary-font-weight ); letter-spacing: 0px;\">Ajnabiga ganacsiga ku leh dalka waxaa laga doonayaa shuruudaha iyo qodobada hoos ku xusan:<\/span><\/p><ol><li>Visa ama dal-kujoog aan dhacsaneyn<\/li><li>Codsiga dal-kujooga oo qoraal ah ayna ku caddahay xogta shaqsiga iyo damaanadda.<\/li><li>Ruqsadda ganacsiga ee Wasaaradda Ganacsiga (Business Permit)<\/li><li>Baasaboor dhicitaankiisa ay ka dhimantahay ugu yaraan hal sano (l year)<\/li><li>Laba sawir oo teesare ah<\/li><li>Warbixinta ganacsiga (Business Profile)<\/li><li>Shahaadada aqoonta ama xirfadda shaqo ee qofka (Academic\/ skills certificate) haddii uu leeyahay.<\/li><li>Warqadda Caafimaadka ama bedqabka qofka<\/li><\/ol><p><strong>C. Ajaanibta u shaqeysa hayadaha Dowladda: <\/strong>Dadka Ajnabiga ah ee u shaqeeya Hay&#8217;addaha Dowladda waxaa laga doonayaa in ay la yimaadaan dukumentiyada soo socda:<\/p><ol><li>Codsiga dal-kujoogga oo qoraal ah (hay&#8217; ada uu u shaqeeyo) oo ay ku caddahay xogta shaqsiga iyo damaanadda.<\/li><li>Baasaboor dhicitaankiisa ay ka dhimantahay ugu yaraan hal sano (lyear)<\/li><li>Warqadda heshiiska shaqada (contract)<\/li><li>Laba sawir oo teesare ah<\/li><li>Shahaadada aqoonta ama xirfadda shaqo ee qofka (Academic\/ skills certificate) haddi uu leeyahay<\/li><li>ID-ga hay&#8217; ada dowlada ee uu u shaqeeyo.<\/li><li>Warqada Caafimaadka<\/li><li>Qodobada sare ku xusan haddi ay wax ka dhiman yihiin waxaa looga dhaafi karaa ogolaanshiyaha Agaasimaha Guud.<\/li><\/ol><p><strong>D. Shaqaalaha Qaramada Midoobay iyo kuwa Urur Goboleedyada: <\/strong>shaqaalaha Qaramada Midoobey iyo kuwa urur goboleedyada waxaa laga doonayaa in ay la yimaadaan dukumintiyada soo socda:<\/p><ol><li>Warqadda oggolaanshiyaha siinta dal-kujooga ee Wasaarada Arrimaha Dibada<\/li><li>Baasaboor dhicitaankiisa ay ka dhimantahay ugu yaraan hal sano (lyear)<\/li><li>Aqoonsiga shaqada<\/li><li>Laba sawir oo teesare ah<\/li><\/ol><p><strong>E. Diblomaasiyiinta iyo Shaqaalaha Safaaradaha: <\/strong>diblomaasiyiinta iyo shaqaalaha safaaaradaha ajinabiga waxaa laga doonayaa in ay la yimaadaan dukumeentiyada soo socda:<\/p><ol><li>Warqadda oggolaanshiyaha siinta dal-kujoogga ee Wasaaradda Arrimaha Dibada<\/li><li>Baasaboor dhicitaankiisa ay ka dhimantahay ugu yaraan hal sano (l year)<\/li><li>Aqoonsiga diblumaasiga (Wasaaradda Arrimaha Dibada) haddii uu jiro.<\/li><li>Laba sawir oo teesare ah<\/li><\/ol><p><strong>\u00a0F.\u00a0<\/strong><strong style=\"font-family: var( --e-global-typography-secondary-font-family ), Sans-serif; letter-spacing: 0px;\">Qaxootiga: <\/strong><span style=\"font-family: var( --e-global-typography-secondary-font-family ), Sans-serif; font-weight: var( --e-global-typography-secondary-font-weight ); letter-spacing: 0px;\">Dadka qaxootinimada ku jooga dalka waxaa laga rabaa in ay la yimaadaan dukumentiyada hoos ku xusan:<\/span><\/p><ol><li>Warqada diwaangelinta Qaxootinimada ee HSJ.<\/li><li>Caddeynta diwaan-gelinta Hay adda Qaxootiga Qaranka<\/li><li>Kaarka Hay&#8217;adda Qaxootiga Aduunka (UNHCR)<\/li><li>Baasaboor ama dukuminti u dhigma oo dhicidiisa ay ka dhiman tahay ugu yaraan hal sano ( hadii uu heysto)<\/li><li>Sawir teesare ah (2xabo)<\/li><\/ol><p><strong>Shuruudaha Ogolaanshiyaha Dal-ku-jooga.<\/strong><\/p><ol><li>In dukumintigisa safarka yahay mid sax ah, isla markaana dhicitaankiisu ay ka dhimantahay ugu yaraan hal sano.<\/li><li>In uu dhameystiro warqadaha yo shuruudaha kale ee lagama maar-maanka u ah<\/li><li>aqbalidda codsiga<\/li><li>In uu dalka sharci ku joogay<\/li><li>In uusan ku jirin liisaska kala duwan ee dadka la doonaayo<\/li><li>Inuusan dalka hore dembi uga gelin<\/li><li>In aan qalad uu galay awgeed dalka hore looga saarin<\/li><li>Inuu yahay qof aan laga shakisaneyn isla markaana lagu aqoonin denbiyada sida <i>argagixisada, ka ganacsiga Maandooriyaha, ganacsiyada sharci darada ah, tahriibinta, I.W.M<\/i>.<\/li><li>In uusan jirin amar maxkmadeed ama siyaasad dowladeed oo khuseeya shaqsiga codsiga ku xusan.<\/li><li>In codsadaha iyo martigeliyihiisaba ay yihiin kuwo ilaaliyay sharciyada dalka, isla markaana aan lagu heysan musuq iyo canshuur aan la bixin.<\/li><li>In marti-geliyihiisu uusan laheyn astaamaha kor ku xusan.<\/li><li>In marti-geliyuhu leeyahay awood uu ku damaanad qaadi karo <strong>amniga<\/strong>, <strong>nolosha<\/strong> iyo <strong>hoygiisa<\/strong>.<\/li><\/ol><p><strong>\u00a0<\/strong><strong style=\"font-family: var( --e-global-typography-secondary-font-family ), Sans-serif; letter-spacing: 0px;\">Shuruudaha ka dhaafida khidmada dadka mudnaanta leh (Gratis)<\/strong><\/p><p>Khidmada oggolaashaha dal-ku-jooga waxaa laga dhaafay sida uu tilmaamay Sharciga Socdaalka qodobkiisa 28-aad dadka soo socda:<\/p><ol><li>Ajnabiga u yimaada dalka howl diblomaasiyadeed marka ay kusoo galaan sifo sharci ah, isla markaana ay ogolaato Wasaaradda Arrimaha Dibadda Xukuumadda JFS.<\/li><li>Ajinabiga heshiis toos ah kula jooga Dowlada Federaalka Soomaaliya iyo dowlad-goboleedyada oo loo igmaday qabashada shaqo muhiim u ah dalka.<\/li><li>Shaqaalaha rasmiga ah ee Qaramada Midoobay (UN) ee haysta dukumintiga safar ee Qaramada Midoobay,<\/li><li>lyo Cid kasta 0o Agaasimaha Guud u ogolaado in laga dhaafo Khidmadda Dal-ku-jooga (Gratis) iyo ganaaxyada mudo dhaafka ah sida ku cad Xeer-nidaamiyaha HSJ godobka 16-aad, isaga oo tixgelinaya duruufo gaar ah.<\/li><\/ol><p><strong>Dadka laga dhaafaayo Work Permit ka:<\/strong><\/p><ol><li>Waxaa laga dhaafayaa Work Permit-ka qof kasta oo la siiyo gratis<\/li><li>Dadka Soomaalida ah ee heysta baasaboorada ajnabiga (Somali Foreign)<\/li><li>Caruurta iyo xaaska ku qaadanaya dal-ku-jooga waalidkood ama xaas ahaan (family visa)<\/li><li>Qofka qaadanaya 1 bil dal-ku-joog (1 Month Extension)<\/li><\/ol>\t\t\t\t\t\t\t\t<\/div>\n\t\t\t\t<\/div>\n\t\t\t\t<div class=\"elementor-element elementor-element-a96f2fa elementor-widget-divider--view-line elementor-widget elementor-widget-divider\" data-id=\"a96f2fa\" data-element_type=\"widget\" data-e-type=\"widget\" data-widget_type=\"divider.default\">\n\t\t\t\t<div class=\"elementor-widget-container\">\n\t\t\t\t\t\t\t<div class=\"elementor-divider\">\n\t\t\t<span class=\"elementor-divider-separator\">\n\t\t\t\t\t\t<\/span>\n\t\t<\/div>\n\t\t\t\t\t\t<\/div>\n\t\t\t\t<\/div>\n\t\t\t\t<\/div>\n\t\t\t\t<\/div>\n\t\t","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>BIXINTA DAL-KUJOOGA Dal-kujoogga wuxuu noqon karaa 1 Sano, 6 bilood, 3 bilood iyo 1 bil hadii xaalad gaar ahi jirto qofka Ajnabiga ah ee dalbanaya dal-kujoogga waxaa waajib ah in uu soo buuxiyo qodobada iyo shuruudaha ku cad sababta uu u joogo dalka: A. Shaqaalaha Ajnabiga: shaqaalaha caadiga ah ee ka shaqeysta shirkadaha iyo hay&#8217; [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":10999,"parent":0,"menu_order":0,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","template":"","meta":{"ngg_post_thumbnail":0,"footnotes":""},"class_list":["post-7717","page","type-page","status-publish","has-post-thumbnail","hentry"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/immigration.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/7717","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/immigration.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/pages"}],"about":[{"href":"https:\/\/immigration.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/types\/page"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/immigration.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/immigration.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=7717"}],"version-history":[{"count":59,"href":"https:\/\/immigration.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/7717\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":14531,"href":"https:\/\/immigration.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/pages\/7717\/revisions\/14531"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/immigration.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media\/10999"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/immigration.gov.so\/en\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=7717"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}