Tababar ku saabsan ka hor-tagga

Tababar ku saabsan ka hor-tagga

Tababar ku saabsan ka hor-tagga Dambiyada Abaabulan ay ka mid yihiin socdaalada Sharci darada ah ayaa uga furmay Magaalada Baydhabo Saraakiil ka tirsan HSJ Laanta 3-aad ee Koonfur Galbeed.

Tababarka oo socon doono Muddo laba maalin ah ayaa waxaa furay Wasiir ku xigeenka Amniga Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Isaq Baroow.

Ku xigeenka Agaasimaha Guud Mudane Maxamed Weli iyo Agaasimaha Laanta 3-aad Mudane Cumar Xaaji Ibaarhim ayaa kula dardaarmay saraakiisha in ay ka faaideystaan tababarkaan oo muhiimad gaar ah u leh socdaalka dalka.

Top