Tababar ku saabsan Jiheynta shaqada iyo ku dhaqanka sharciga

Tababar ku saabsan Jiheynta shaqada iyo ku dhaqanka sharciga

Tababar ku saabsan Jiheynta shaqada iyo ku dhaqanka sharciga ayaa Saraakiisha Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda loogu qabtay Magaalada Muqdisho. Tababarka oo ay soo qaban qaabisay Waaxda Shaqaalaha HSJ ayaa sidoo kale saraakiisha Hey'adda lagu baraayay anshaxa shaqada, Waqtiga iyo wanaajinta xiiriirka bulshada. Sidoo kale waxaa lagu bartay ilaalinta Xogta Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda. #HSJ

Top