Col. Maxamed Aadan ayaa maanta u furay saraakiil iyo howlwadeeno

Col. Maxamed Aadan ayaa maanta u furay saraakiil iyo howlwadeeno

Muqdisho, 16, December, 2019, Agaasimaha Guud ee Hay'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Col. Maxamed Aadan Jimcaale Koofi ayaa maanta u furay saraakiil iyo howlwadeeno ka tirsan hay'adda tababar ku saabsan ilaalinta xogta. Tababarkaan oo ay soo qabanqaabisay Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha ayaa waxaa ka faaideysanaya Agaasimayaasha waaxyaha iyo madxda Xafiisyada HSJ, waxaana tababarka bixin doona Khubaro Soomaaliyeed. Ugu dambeyn Agaasimaha Guud ee HSJ ayaa kula dardaarmay Saraakiisha in ay ka faaiideystaan tababarka isla markaana dhaqangeliyaan hab-raaca ilaalinta xogta.

Top