Agaasimaha Guud ee HSJ Mudane Abdulqaadir Cil Cali oo maanta xilka la wareegay.

Agaasimaha Guud ee HSJ Mudane Abdulqaadir Cil Cali oo maanta xilka la wareegay.


Agaasimaha Guud ee Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali ayaa Xilka kala wareegay Agaasimihii hore ee Hey'adda Col, Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi).

Munaasabadda xil-wareejinta waxaa goobjooga ahaa Raisul-wasaare ku xigeenka Dalka Mudane Mahdi Maxamed Guuleed, Wasiirka Amniga Gudaha Mudane Cabdullaahi Maxamed Nuur iyo xubno kantirsan golaha Wasiiirada Xukuumadda Federaalla Soomaaliya. Sidoo kale munaasabadda waxaa goobjoog ahaa mas'uuliyiin ka socday Hey'adaha ay wadashaqeynta la leedahay Hey'adda Socdaalka iyo Jinsiyadda.

Top