Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS oo Maanta ansixiyay hindise sharciyeedka Hay’adda Socdaalka & Jinsiyadda Soomaaliyeed.
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee BJFS ayaa maanta ansixiyay hindise sharciyeedka Hay’adda socdaalka iyo Jinsiyadda Soomaaliyeed, Xildhibaanada golaha shacabka baarlamaanka federaalka Soomaaliya oo maanta kulan ku yeeshay xaruntooda Villa Hargeysa ayaa meelmariyay labo hindise sharciyadeed oo ay u gudbisay xukuumadda Soomaaliya, Kulanka Xildhibaanada golaha shacabka waxaa maanta xaadiray 150 mudane, waxaana xildhibaanada markii kulankooda furmay cod…