Deeq bixiyayaasha dhismaha Xarunta dhexe ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee kala ah Dowladaha Denmark
Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Mudane Cabdulqaadir Cilmi Cali (Cabdul) iyo deeq bixiyayaasha dhismaha Xarunta dhexe ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ee kala ah Dowladaha Denmark, Norway, Boqortooyada Ingiriiska iyo Finland ayaa kulan ku yeeshay habka fogaan aragga (ZOOM). Deeq-bixiyayaasha dhsimaha Xarunta dhexe ee HSJ ayaa waxay la wadaageen Agaasimaha Guud ee Hay’adda…