Golaha Wasiiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo ayaa ansixiyay Hindise-sharciyeedka Socdaalka.
Kulanka Golaha Wasiiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya oo caawa shir-gudoominayay Ra’iisul Wasaaraha XFS Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa lagu ansixiyay Hindise-sharciyeedka Socdaalka. Hindise-sharciyeedkaan ayaa dabooli doono baahida Sharci ay Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyaddu u qabto in ay hesho sharci Socdaal oo la jaanqaado shuruucda kale ee ay ku shaqeeyaan wadamada Gobolka iyo kuwa Caalamka, bacdamaa hanaanka…