Himilo

Himilada Hay'adda Socdaalka & Jinsiyadda

Himaladeena waa in aan xakamayno oo Nidaamino dadka Soogalaya iyo kuwa ka baxaya dalka, dhowrista Jinsiyadda Soomaaliga, iyo in aan ka qayb qaadano horumarka dalka dhinac kasta;

  • Hirgalinta adeeg Socdaal oo hufan.
  • Ka hortaga iyo barista dembiyada Socdaalka la xariira.
  • Fududaynta booqashooyinka musaafirka kala duwan ee ka run sheega safarkooda.
  • Bixinta dhamaan dukumiintiyada lagu safro.

 

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda Waxay siinaysaa Bulshada adeeg tayo leh oo aan takoor lahayn, waxaan ugu adeegeyna bulshadda hab kudhisan xushmad, iyo is qadarin Iyadoo aan loo eegayn Jinsi, xaalad guur, mid Qoys, dhalasho iyo mid Diimeed.

 

© 2017 Immigration and Naturalization Directorate