Badda

Dekadaha Dalka

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda waxay Qaranka u qaabilsan tahay arimaha Socdaalka iyo Jinsiyadda waxayna Hay’addu dhamaan dadka la xariira howlaha ay qabato u diyaarisay baro tilmaaman oo dalka laga soo gali karo lagana bixi karo.

Dadka socdaalkoodu la xariiro Badda, Hay’adda waxa ay ugu talagashay in dalka ay ka soo gali karaan kana bixi karaan xarumha hoos ku xusan.

1. Dekada Muqdishu
2. Dekada Barbara
3. Dekada Kismaayo
4. Dekada Bosaaso
5. Dekada Hobyo

Hay’addu waxa ay sharciga la tiigsan doono cid kasta oo ku xad gudubta sharuucda Hay’adda iyo mida guud ee Qaranka Soomaliyeed

 

© 2017 Immigration and Naturalization Directorate