Hiigsi

Hiigsiga Hay'adda Socdaalka & Jinsiyadda

Dhisida mustaqbal soomaaliyeed oo ku saleysan maamul hufan oo lagula socdo dhaqdhaqaaqa iyo dejinta dadka.

 

Hadafka Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda

  • Isku xirka dhamaan xarumaha Hay’adda heer gobol iyo heer federaal
  • Ilaalinta dhamaan Xaduudaha dalka iyo la socoshada cid kasta oo soo galaysa ama ka baxaysa Garoomada diyaaradaha , Dakadaha , iyo Xaduudaha,
  • Dejinta istiraatiijiyad iyo Siyaasad hufan oo ku salaysan waajibaadka Qaran ee Hay’adda hadafkuna yahay siddii loo soo gaarsiin lahaa Baasaboorka iyo Jinsiyadda Soomaaliga heerkii dunida hormartay, iyadoo laga eegayo dhinacyo badan oo ay ku jiraan ilaalinta Nabad-galyada Qaranka iyo dhowrista sharafta iyo karaamadda ummadda Soomaaliyeed.
  • Xafidaada iyo xaqiijinta sida ay ku baxayaan dukumiintiyada Qaran ee la xariira Socdaalka sida Baasaboorka Caadiga ah, kan howleed, Baasaboorka Dibolomaasiga Dhaafiyaha, warqada safarka deg-dega ah.
© 2017 Immigration and Naturalization Directorate