Dhulka

Xuduudaha dalka uu la wadaago

Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda waxay Qaranka u qaabilsan tahay arimaha Socdaalka iyo Jinsiyadda waxayna Hay’addu dhamaan dadka la xariira howlaha ay qabato u diyaarisay baro tilmaaman oo dalka laga soo gali karo lagana bixi karo.

Dadka socdaalkoodu la xariiro Xuduudaha, Hay’addu waxa ay ugu talagashay in dalka ay ka soo gali karaan kana bixi karaan Bar Xuduudeedka uu dalka la wadaago.

1. jabuuti
2. Itoobiya
3. Kenya

Hay’addu waxa ay sharciga la tiigsan doono cid kasta oo ku xad gudubta sharuucda Hay’adda iyo mida guud Qaranka Soomaliyeed

 

© 2017 Immigration and Naturalization Directorate